×
Dalladda Ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF ayaa soo gebo gebaysay kulan soconaya laba cisho oo lagu lafa gurayo

Dalladda Ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF ayaa soo gebo gebaysay kulan soconaya laba cisho oo lagu lafa gurayo warbixin ku saabsan sida qaybaha bulshada ee la garbiyaa ay qayb uga noqon lahaayeen guddiyada maamumulka sare iyo shaqaalaha urrurada bulshada rayidka ah ee Somaliland. Gunaanadkii kulanka waxaa lagu ansixiyay xogta ku jirta war-bixintaas.