On the 6th of December, SONSAF participated in the “Nabad Baa Naas La Nuuge Leh.” (with peace there is prosperity) conference in the District of Yagoori of Sool Region

On the 6th of December, SONSAF participated in the “Nabad Baa Naas La Nuuge Leh.” (with peace there is prosperity) conference in the District of Yagoori of Sool Region marking the beginning of the long-awaited peace reconciliation. It is estimated that over 1,000 people will attend the event in the next few days. The attendees included key officials from the Somaliland government, including several ministers, led by the minister of Interior, the head of the army, traditional leaders, CSOs, and members of the warring clans.

SONSAF, under the EU-supported PEACE Project, promoted peace messages through various information and communication outreach materials. Additionally, SONSAF will hold the peace poetry competition during the conference between the two fighting clans, where the winners will close the event with a winning poem that best encourages peaceful coexistence

__________________________________________________________________________________________________________________________________________

Maanta oo taarikhdu 6 dii December 2021 waxa ay Dallada SONSAF ka qayb qaadatay Shirka nabadaynta beelaha walaalaha ah ee Jaamac Siyaad iyo Maxamed SIyaad kaas oo ka qabsoomaya gobolka Sool gaar ahaan magaalada Yogoori.

Kulankan oo ah Bilowga shir dib u heshiisiin ah kaas oo muddo laga wara sugayay, Ergooyinka kala duwan oo ka kala socday beelaha dib uheshiisiintu dhexmarayso oo gaadhaya 1000 qof ayaa ka soo qayb galay shirkan waxa kale oo kasoo qayb galay wasiiro madadxa dawlada Somaliland, taliyayasha ciidamada qalabka sida bilayska iyo badaha, ururo bulshada iyo marti sharaf kale oo ka kala socda Madax-dhaqameedka degaanada kale ee Somaliland.

SONSAF doorkerda oo ah dhiirigalinta Nabada ayaa waxa kulanka ku qaybisay qalabka nabadaynta kuwaas oo ku xardhanyihiin fariimo nabadda sidaa. Sida calamaan, garamaan iyo koofiyado.

Waxa kale oo ay SONSAF ka qaban doontaa inta lugu guda jiro shirkan tartan gabayada nabada ah kuwaas oo lugu faafinayo gabayo nabada ah oo dhiirigaliya beelaha walaalah e ee dub u heshiisiintu dhex marayso.