Shaqaale Weynaha Dalladda SONSAF ayaa maanta si weyn uga qayb qaatay ololaha nadaafadda magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa, iyaga oo ay hor-kacayaan madaxda sare ee dalladda.