Email Us

info@sonsaf.org

Call us

+252 2 567059

Working Days

Sunday - Thursday 8:00am - 4:00pm

Shirkii ugu horreeyay ee ay yeeshaan xubnaha golaha sare ( BOODHKA) ee dalladda SONSAF

Waxa maanta Xarunta dalladda SONSAF ka qabsoomay shirkii ugu horreeyay ee ay yeeshaan xubnaha golaha sare ( BOODHKA) ee dalladda kuwaas oo lagu doortay shirweynihii lixaad ee dalladda SONSAF. Shirkan oo uu guddoominayay guddoomiyaha golaha hoggaaminta ahna guddoomiyaha dalladda SONSAF Mudane Anwar Cabdiraxmaan Warsame ayaa lagu falanqeeyay qodobbadan
1.Is barashada xubnaha Golaha sare ee BOODH-KA
2. Waajibaadka SONSAF iyo waajibaadka Golaha hoggaaminta (BOD)
3. Warbixinta guud ee waxqabadka iyo qorshayaasha mustaqbalka.
4. Magacaabista iyo ansixinta guddi hoosaadyada Golaha
5. Aagagga mudnaanta leh ee waqtigan laga hawlgelayo
6. Wixii hawlo kale ah.