Email Us

info@sonsaf.org

Call us

+252 2 567059

Working Days

Sunday - Thursday 8:00am - 4:00pm

Madaxda sare ee dalladda SONSAF ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Norway

Madaxda sare ee dalladda SONSAF ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Norway ee Somaliland iyo Somalia HEIDI ELBURGI JOHANSEN, waxaanay ka wada hadleen doorkii ururrada bulshada rayidka ahi ku lahaayeen doorashadii isku sidkanayd ee Somaliland ka qabsoontay iyo horumarka Somaliland ka gaadhay dhanka doorashooyinka iyo dimuqraadiyadda.