SONSAF

SONSAF waxaa laga soo gaabshay Fagaaraha Ka qeybqaateyaasha Aan Dowliga Ahayn ee Somaliland.

SONSAF waxa looga dan leeyahay waa sidii loo xoojin lahaa kaqeybqaateyaasha aan dowliga ahayn ee marka magacooda la soo gaabsho loo yaqaano (NSAs) kuwaasoo ka jira gudaha Somaliland si markaasi loo hanto siyaasada wada hadalka iyo go,aan qaadashada caalamiga ah si dabadeed loogu helo dadka Somaliland mustaqbal bad qaba oo horumar ku dheehan yahay. Waxaanu ku hadlaynaa magaca dhamaan dhulka Soomaaliland marka laga hadlaayo arimaha kusaabsan dhimitaanka faqriga, horumarka, maamul wanaaga, dimoqraadiyada, nabada iyo amniga.

© 2011 Somaliland Non-State Actors Forum. All rights reserved.

SONSAF | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xidhiid

Status

Loading.Please wait...

SONSAF | SONSAF

Copyright © 2011 - 2017 SONSAF. All Rights Reserved